INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Maanta maxaa ka dhacay BELEDWEYNE waxaa wax lala yaab ah in umad muslim ah la laayo iyadoo la leeyahay waxan bartilmaamedkeynu yahay hal askari oo dowlada ah ama amisom ah wlh waxan wax sal iyo raad ku leh diinteyna xaniifka ah maxaa yeelay umadaha islamka ah ma ahan in loo banesto dhiigoda waxan la dagalaya gaalo bal fiiri meelaha ay khawaarijtu kawado dagaalada sokeyo ee ay ayagu bu tilmamayan jihaad kushego wuxu ka soçdaa kaliya waa wadan islaam ah adba fiiri AFGHANISTAN BAKISTAN CIRAAQ SOMALIA DHAMAMTOD WAA WADAN MUSLIM AH hadu jihadku sax yahay waxayka dagalami lahayen wadamada kirishtanku leyihin waxad ogaatan in walalahena falastin maalin walba lagumaado oo guryahoda la dunsho dhulalkoda la boobo lana dhisto wlh meeshasaa mudan in lagu jihaado inkastoo madaxdoda ay kuloolamayaan dhulka masaakinta shacabka ah e falastin runti dhanka siyasada ay dhib ku hayso shacabka hadana waa shacab ay dulmi iyo gumadba ku haayaan YUHUUDA ISRAA’IIL allow umada muslimka ah ugar-gaar oo ka qabo daaliminta qolofka ka ah muslim gudahana ka ah yuhuud walalayaka uso duceya musliminta RA’YIGINA WAAD KASO DHIBAN KARTAAN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s