WUU DHACAY RW SAACID SABABTA HALKAN KA AQRI

Waxaa maalmahan la hadal haayay khilaafka RW SACID IYO MD XASAN waxad ku arkeysa hotelada magalada muqdisho xildhibano u fadhiya shan shan iyo labo labo markad weydiso waxa ay mesha ku hayaan jawabtu waa wuu dhacay RW SAACID markad weydisana sababta waxay ku dhahayan aqri warqadan mid walba oo ka mid ah xildhibanada wuxu jeebka ku wataa warqad ay ku saxixan yihin xildhibano ku garab ah MD XASAN oo gaaray 60% Hadaba hadi ay dhacdo in la rido maxa xigi kara ALLAH AYA OG hadi usan dhicina marnaba lagama yaabo in xaladu degto waxase layaab leh markad weydiso sababta uu u ridayo xildhibanka magaranayo waxadse ka fahmi in qadadic uu ku qaatay hadaba maxaa dan u ah shacabka ka daalay mooshinadan ayagey u taal waxay ka yeelayan lkn yaan dhihin ayagey u taal maxa yeelay shacabka ma ahan kuwa leh codka lagu ridayo ama lagu badbaadinayo RW-RAHA bal side u aragtan aqrisayaal kadhibo fikirkaga ama KUSO DIR xaajimaxaad.wordpress.com ama Xaaji.maxaad@facebook.com ama Calimaxaad@gmail.com ama tell:+254705903227

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s