CIIDAMADA MAAMUL GOBOLEDKA JUBBA OO LAGU EDEYAY DILALKA KA DHACA KISMAYO XILI LAGU DILAY ODAY GANACSADE AH

Waxa maanta odayal ka tirsan oday dhaqamedyada kismayo ay canbaaren dusha kaga tuuren ciidamada maamulka axmed madobe xili shalay lagu dilay oday sida lashegayo ganacsade ah kana mid ah odayasha dhaqanka kismayo caddow fiidow ibrahim o u waramaya idaacada dalsan aya kawar bixiyay qaabka u udhacay dilka loo geystay marxuum MAXAMED NUUR C/QAADIR allah u naxariste inta badan ciidamadan maleeshiyada ah ee axmed madoobe ayaa dilal qorsheyshan u geysta dadka shacabka ah ee kismayo ku nool lama oga sababta dilkiisa ka danbeysay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s