KANA-SIIB KANA-SAAR TAARIKHDA RW-RAHA KU CUSUB MASRAXA SIYASADA JAHWARERKA EE SOMALIDA

RW-raha c/Wali sh axmed sh maxamed wuxu ku dhashay magaalada Garbahaarey e gobolka gedo wuxu dhashay 1959ki waa 54jir waa somali heysta dhalashada dalka kanada waa aabe dhalay caruur wuxu mudo ku noolaa wadanka kanada wuxu kaso qalin jebiyay jaamacada gaheyr lkn wuxu takhasuska ka helay kanada asago ka sii amba qaaday madada dhaqaalaha 2007-2009ki wuxu uso shaqeyay ururka dhaqaalaha bariga iyo konfurta afrika ee COMESA ahana lataliye xaga xoolaha iyo beeraha xafiskisa ururka ee LUSAKA NAIROBI IYO ADIS-ABABA 2009ki wuxu ka mid noqday asasayaasha dalad-ganacsi bariga iyo konfurta afrika wuxu kalo kaso shaqeyay ISLAMIC DEVELOPMENT BANK oo ku yaal magalada jeddah ee dalka sacudi-carabiya 12 12 2013kaana maalin khamis ahna waxa loo magacaabay RW-RAHA DOWLADA FEDERALKA SOMALIYA booski RW-RIHII asaga ka horeyay ee SAACID OO XILKA HAYAY 14 BILOOD Hadaba maxaad ka filan kartaan mar hadi siyasadi noqotay kana siib kana saar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s