Habsanku yuusan kala harin!

Bashiir M. Xersi

Image

Habsanku yuusan kala harin!

 

Sanadkii tagay ayaan qoray qormo ahayd: “Haraadigu yuusan kala harin!” in kasta oo dadka qaar dhibsadeen erayga “HARAADI” sidii inuu magac beel noqday oo kale, ama ay tahay in adeegsiga erayga afka looga idin qaato, waanse loo joojinayne, maanta aan meel kale ka abbaaro waa iska xaal adduun, oo waa harka labadiise gelline.

Ma istiri wali waxaa la taagan yahay maalintii aan qormadaa qorayey meeshii la taagnaa? Kama darane, armaa dib loo laabtay? Anisa sidaa ayey ila tahay adiga mooge, balse, aan u imaado midda jirta iyo jugjug meeshaada joogta jaangoynta noqotay. Kooxda DAMAC-JADIID markii ay Xalane ku soo bexeen ayaa waxaa meel walba is qabsaday waxaa dhacay ISBADDAL, lagu saleeyey arrimo dhawr ah, oo ay ka mid yihiin: 1- Ammaanka Muqdisho oo ka soo ranayey. 2- Alshabaab oo Muqdisho iyo Magaalooyin dhawr ah laga saaray. 3- Is doorashadii u horraysay…

View original post 1,595 more words

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s