Amley, Arday iyo Ardaal

Bashiir M. Xersi

Amley, Arday iyo Ardaal 

 

 

Midka adhiga mamuli yaqaan moorada iyo geela

Ama saca maqarka u sidee baadiyaha meera

Maqalraacu Soomaali waa mudaneheedii e

~ Abwaan Garnayl Kude Uurgub,

Maxaad Ka Taqaan Midgaan?

 

Haddii ay middidu dhici lahayd soofe la’aan, ardaygu na uu dhici lahaa tababar la’aan; koodna, dooc na ma tareen. Birtu, afeysla’aan, waa ay saawiri lahayd; ardaygu na, ababinla’aan, sawir ayuu noqon lahaa.

ARDAYGU WAA BILLAAWE oo kale. Birtii aan soofeha la dabo wadin; waa ay afbeeshaa, ma na dhalaasho. Ma og tahay, biraha, si kasta ay u adadag yihiin, dabku in uu nugleeyo? Billaaweha, haddaba, si loo afeeyo, raran ayaa la dhex ruubiyaa. Horta hore ba, waa in dab naar ah la dhex dhigaa. Haddee dabka aan dhimbishiisa: laba dibnood ama babbis ama ba buufimo lagu afuufin se; shiditaanka, qumaati iyo ciyoon ba u ma ololo. Intaas ku ma filno. Galleeftii, si ay u yeelato…

View original post 311 more words

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s